Get Adobe Flash player

Pro. AHMED M. BEHI

December 2012
 
Muddo aan laxusoosnayn ayaa banii aadmigu ku ashqaraaray bilicda iyo adkaanta mujaharaatka dabiiciga ah. Quraalkani waxuu ka caaminayaa baadhayaasha macdanta(prospectors) si day u kala garan lahayeen macdanta qaaliga ah, iyaga oo adeygsanaya sawirda quruxdaleh iyo macluumaatka ku  jira buugan sida midabka, culeyska khaask ah(specific gravity).
 
DHAYMOND(DIAMOND)
 
 
 
 
Muddo aan la xasuusnayn ayaa banii aadmigu ku ashqaraaray bilicda iyo adkaanta mujawharaatka. Qoraalkani waxuu ka caawinyaa baadhayaasha macdanaha(prospectors) si day u kala garan lahaayeen macdanaha qaaliga ah, iyaga oo adeegsanaya sawirada quruxdaleh iyo macluumaatka ku jira Buugan
 
sida midabka,culeyska khaask ah(specific gravity) iyo adeyga.
 
Dababku waa macdanta loo gu jecel yahay midabkeeda iyo raagsimaadkeeda. Waa macdan aad u culus oo inta badan laga helo dixaha oo ay ku ururto.
 
 
 
N.B
For further details please contact:
 
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Cell phone: 00252634427477

Prof. Bihi's Statement

SHEBA COMPANY

Quran & Science

VISITORS

All16050

Currently are 3 guests and no members online